Muuse Biixi oo qaabilay Xildhibaanada golaha Wakiilada ku matala Kulmiye (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xarunta qasriga madaxtooyada ku qaabilay dhammaan xildhibaannada golaha wakiillada uga soo baxay xisbiga KULMIYE doorashooyinkii goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee dhawaan dalka ka qabsoomay.   Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa xildhibaannada cusub ku hambalyeeyey guusha ay gaadheen, waxana … Continue reading Muuse Biixi oo qaabilay Xildhibaanada golaha Wakiilada ku matala Kulmiye (Sawirro)